Goobjoog

VIDEO: Xarumo Ganacsi Oo Ku Burbray Qaraxyadii Shalay Ee Saxafi Hotel

Qaraxyo xooggan ayaa shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan waxaa lagu weeraray Hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho. Qaraxyadan ayaa waxaa ka dhashay khasaare kala duwan oo isugu jirta dhimasho,…

VIDEO: Xarumo Ganacsi Oo Ku Burbray Qaraxyadii Shalay Ee Saxafi Hotel

Qaraxyo xooggan ayaa shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan waxaa lagu weeraray Hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho.

Qaraxyadan ayaa waxaa ka dhashay khasaare kala duwan oo isugu jirta dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed.

Waxaa ku burburay xarumo badan oo ganacsi, iyadoo dadkii lahaa xarumahaas ay bilaabeen dib u dhis maadaama burbur xoogga soo gaarey.

Halkaan hoose ka daawo:

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments