Goobjoog

Shariif Xasan Oo Shaqada Ka Eryey Mid Ka Mid Ah Wasiiradiisa

Madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa wareegto shaqada kaga eryey wasiiru dowlihii wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee maamulkaasi. Waxa uu sheegay Shariif Xasan in sababta ugu weyn ee shaqada…

Shariif Xasan Oo Shaqada Ka Eryey Mid Ka Mid Ah Wasiiradiisa

Madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa wareegto shaqada kaga eryey wasiiru dowlihii wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee maamulkaasi.

Waxa uu sheegay Shariif Xasan in sababta ugu weyn ee shaqada looga eryey Abba Awow Suufi ay tahay kadib markii uu Aflagaado sameeyey, uuna ku xadgudbay nidaamkii u yaallay wasiirada.

Halkaan hoose ka akhriso:

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments