Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa manta xukunno kala duwan ku riddey 10 qof oo dambiyo kala duwan loo haystay.
Ugu horreyn maxkamadda ayaa eedeysanayaashan kala ah:
- Xasan Laamow Aadan oo lagu eedeeyey inuu ka tirsan yahay Daacish
- Yaasiin Cismaan Saalax oo lagu eedeeyey inuu ka tirsan yahay Al-shabaab
- Xasan Maxamed Cali Ibraahim oo lagu eedeeyey inuu ka tirsan yahay Al-shabaab, dhammaantood lagu xukumay dil toogasho ah.
Maxkamadda ayaa sidoo kale waxay xukun xabsi daa’in ah ku riddey Saddex kale oo iyaguna ku eedeysan ka mid ahaanshiyaha Al-shabaab, kuwaasi oo kala ah:




From the comments