Deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa markii ugu horreysay laga hirgeliyey saldhig Booliis iyo sidoo kale xarun caafimaad.
Waxaa kaloo hadda la bilaabay dhismaha xarunta degmada Baxdo iyo suuq weyn oo deegaankaasi laga hirgeliyo.
Fulinta Mashaaricdan ayaa waxaa iska kaashanaya dadka deegaanka oo iskugu jira dhallinyaro,waxgarad iyo odoyaal iyaga oo gacan ka helaya Jaaliyadda deegaanka.




From the comments