Goobjoog News Waxaa ay dood ka sameysay khilaafka u dhaxeeya dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada.
Khilaafka ka dhex taagan Dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada Soomaaliya ee shanta ah ayaa horraantii bishani sababay in shirkii Kismaayo ay ku shaaciyaan in ay hakiyeen wada shaqeyntii ay lahaayeen dowladda federaalka.
Haddaba, saameynta arrintani ay ku yeelan karto geeddi u socodka dowladnimo ee dalka iyo masuuliyadda cidda qaadanaysa ayaa doodda ku lafaguri doonnaa.




From the comments