Dad badan ayaa waxey la dhibaatoonayaa cudurrada dhanka indhaha ah, nimaadka cunnadooda oo khaldan awgeed, arrintaas oo marka ay sii korortana gaarta in araggu uu daciifo, waa sida ku dhacda inta badan caruurta.
Dr. Shariif Jamaal oo ah dhakhat cudurrada indhaha ku takhasusay oo la hadlay jariidada “Youm7” ee dalka Masar ka soo baxda ayaa waxa uu sheegay in aaney jirin talooyin qofka si gaar ah looga siin karo waxyaabaha aragga daciifiya, isla markaana aaney cilmi ahayn, sidaa darteedna; ay waajib tahay in caafimaadka indhaha guud ahaan la dhowro oo talooyinkanna la raaco.
1- In la raaco nidaam cunno caafimaad oo wanaagsan oo ay ku jiraan vitamin A, B iyo Omega-3.




From the comments