Hal Askari ayaa ku dhaawacmay Bambo lagu Tuuray Isgoyska Baar-ubax, lama sheegin in la qabtay kooxdii Falkaas geysatay.
Dhacdada Askarigu ku dhaawacmay ayaa Jugteeda si xooggan looga maqlay xaafado ka mid ah Muqdisho.
Dhanka kale Maqribkii ka dib ayaa degmada Waaberi waxaa lagu dilay ah qof rayid waxaana goobta ka baxsaday kooxihii dilka geystay.




From the comments