Barnaamijka Caafimaadka iyo Ramadaanka waxaan oga hadleynaa qofka qaba cudurka Gaaska iyo sida ay tahay in uu ula dhaqmo Soonka iyo cuntooyinka u fiican Gaaska uu qaadanayo.
Cudurka Gaaska waa astaan xanuun oo aan la jeclaysan marka uu ku hayo. Gaasku maahan cudur ee waa astaan tilmaamaysa in cudur jiro.
maadooyin dhowr ah ee kala ah nitrogen, carbon dioxide, oxygen, hydrogen, iyo methane ay isku dhex darsamaan, markaas waxaa samaysma Gaaska Mindhicirada. Haddaba Gaaska mindhicirada wuxuu inta badan ku jiraa marinka hab dhiska dheefshiidka ka bilow caloosha illaa dabada.




From the comments