Magaalada Burco waxaa hadda ka socda mudaaharaadyo looga soo horjeedo wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin iyo dagaalka ka socda Sool .
Sida uu kusoo warramayo weriyaha Goobjoog News ee Burco, dadka dibad-baxaya ayaa Kaahin ku eedeeyay inuu mas’uul ka yahay colaadda ka taagan gobolka Sool.
Ciidamada Booliiska ayaa la sheegayaa in ay adeegsanayaan rasaas nool si ay dadka u kala kaxeeyaan, dibad-baxana aanu u fidin.





From the comments