Goobjoog

Mowqifka Golaha Baarlamaanka Galmudug Ee Ku Aadan Khilaafka Ka Taagan Galmudug

In ka badan 40 Xildhibaan oo ka tirsan Dowlad-goboleedka Galmudug oo shir jaaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay Khilaaf ay sheegeen in uu ka jiro Fulinta heshiiskii Galmudug iyo…

Mowqifka Golaha Baarlamaanka Galmudug Ee Ku Aadan Khilaafka Ka Taagan Galmudug

In ka badan 40 Xildhibaan oo ka tirsan Dowlad-goboleedka Galmudug oo shir jaaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay Khilaaf ay sheegeen in uu ka jiro Fulinta heshiiskii Galmudug iyo Ahlu-suuna.

Xildhibaanno ay ka mid yihiin Garaad Yuusuf, Shariif Maxamed iyo Abuukar Warsame ayaa sheegay in reer Galmudug u istaagaan badbaadinta Maamulka.

Halkan ka akhriso qodobada ay soo saareen.

 

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments