Dalka Japan ayaa kaalmo iyo deeq lacageed oo wax looga qabanayo waxbarashada caruurta iyo haweenka la dhibaateeyay uuna Soomaaliya ugu talogalay u soo mariyay hey’adda UNICEF.
Lacagtan oo dhan ilaa US$3 million ayey tahay in lagu caawiyo dadka abaarta ku dhibaateysay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.
Lacagtan waxaa wax lagu caawin-doonnaa 10,000 oo caruur ah oo ilaa 50 Iskuul wax ka barta, waxaa sidoo kale lagu dhisi dooni suuliyo iyo biyo mooyo saxa ah, waxaa kale oo la dhisi doonaa ilaa 50 Iskuul oo kale oo KMG ah,waxaa kale oo caruur lagu siin-doonnaa cunto lagu dhiirrigelinayo




From the comments