Ergeyga Xogheyaha guud ee Qaramada midoobey ee Soomaaliya Michael Keating ayaa la hadlay qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xerada ugu weyn caalamka ee Kenya.
“ Ra’yigeyga siday ii sheegtay hooyo dalka ku laaban rabto, xaaladda wey soo roonaaneysaa” sidaasi waxaa yiri Michael Keating oo Khamiistii ku sugna xerada Dhadhaab.
“Waxaa jirta dowlad xoog leh, waxaa dhisan hey’adihii federaalka, dadaalo badan ayaa lagu bixiyay amniga-haa, inksata oo Alshabaab ay weli khatar yihiin hadana dhaqaalaha kor ayuu u kacay, xaaladda si tartiib, tartiib ah ayey u soo roonaan”.




From the comments