Mooshinka laga keenay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari ayaa noqotay midka ugu hadal heynta badan Muqdisho iyo guud ahaan dalka.
Arrintaasi, waxaan wax ka weydiinnay Cabdullahi Shirwac, oo ka tirsan bulshada rayidka ah, isaga oo ka hadlay heerka khilaafka ee dowladda dhexdeeda ah
Cabdullahi Shirwac ayaa sheegay in haddii dowladdii dhexe ay iyadu dhexdeeda ay is haysato in maamul goboleedyadu dalka ay xaq u leeyihiin in ay ka sii jeestaan oo ay ka tashadaan aayahooda.




From the comments