Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magacaabay illaa 4 agaasime oo ka mid ah kuwa ugu muhiimsan.
Agaasimayaasha ayaa waxaa ka mid ah agaasimaha guud ee wasaaradda diinta, agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada, agaasimaha guud ee wasaaradda maalgashiga iyo agaasimaha maamulka iyo lacagta ee komishanka xakamaynta AIDs-ka
Agaasimeyaasha Ayaa Kala Ah;




From the comments