Wasaarada caafimaadka Puntland ayaa sheegtay in dhowaan ay deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo ka bilaabi doonaan talaalka cudurka Jadeecada.
In ka badan Hal Milyan oo carruur ah, kuna nool deegaannada Puntland ayeey wasaaraddu sheegtay in laga talaali doono Jadeecada.
C/naasir Cismaan Cawke, wasiirka caafimaadka Puntland ayaa sheegay in Lixdii bil ee ugu dambeysay loo soo sheegay 1,800 kiis oo cudurkaasi ah.




From the comments