Wasaaradda caafimaadka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo taageero ka heleysa hey’adda caafimaadka adduunka ee (WHO) ayaa waxaa ay bilowday olole 3 maalmood ah oo Talaalka Dabeesha ah.
Ololaha waxaa ka faa’ideysan-doona illaa 726,699 oo caruur ah da’doodu ka yar tahay 5 sano, kuwaas oo ku nool Banaadir iyo labada Shabeelle.
“Ma jiro hal kiis oo dabeyl ah oo la helay laga soo bilaabo August 2014, laakin waxaa in ka hortag la sameeyo” sidaasi waxaa yiri ergeyga WHO ee Soomaaliya Dr. Ghulam




From the comments