Maxamed Axmed Caalin oo ka mid ahaa madaxweynayaashii soo maray Galmudug ayaa sheegay inuu aad uga xunyahay khilaafka ka jira maamulkaasi.
Waxaa uu tilmaamay in hadda uu khilaaf soo kala dhxegalo madaxda maamulkaasi ay tahay wax laga xumaado dhibaatadaasna ay wada taabaneyso dhammaan umadda reer Galmudug.
“Arinta Galmudug dhibaatada iyo Khilaafka ka jira runtii aad iyo aad ayaan uga xumahay,waana wax laga xumaado oo umadda reer galmudug dhammaanteed wadataabanay”.




From the comments