Jamciyadda maamusha abaalmarinta Nobel Prize ayaa ku dhawaaqday guusha culumada Michael W. Young, Michael Rosbash iyo Jeffrey C. Hall, oo ku guuleystay Nobel-ka caafimaadka ee sanadkan 2017, waxay soo hindiseen waxyaabo yaryar oo saameyn ku leh saacadda biological-ka aadanaha.
Jamciyadda Nobel ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay “Daahragga culumadin waxa uu fasirayaa sida aadanaha, dhirta iyo xayawaanku ula jaanqaadaan biological ahaan wareegga dhulka”.
Qiimaha abaalmarinta ay heleen culumadan-Saynisyahannada ah ayaa gaareysa illaa 9 million oo Karoon oo u dhiganta ($1.1 milyan oo dollar).




From the comments