Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa magaalada Durban ee dalkaasi waxay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo halkaasi ganacsi ku haystay.
Wararku waxay sheegayaan in burcaddan ay xoog kusoo galeen dukaankaasi, waxaana ku sugnaa Axmed Jaliil Cali Xueen oo ah marxuumka dhintey iyo Labo dhallinyaro ah oo la shaqeynayey.
Waxaa goobta ka baxsaday dhallinyaradii kale, balse isaga ayeey burcadda gacanta ku dhigtey, waxaana ay weydiiyeen lacago iyo waxyaabo kale oo ay doonayeen iney dhacaan.




From the comments