Madaxweynaha Mareykanka ayaa u muuqda mid fulinaya qaar ka mid ah ballan qaadyadiisa, kaasi oo ku saabasan in shirkadda Telefoonnada Apple ee Mareykanka laga leeyahay ee dalka gudahiisa ku sameyso telefoonnada, iyada oo aan la aadeyn Shiinaha ama dowlado kale.
In shairkadda ay talefoonnada ku sameyso gudaha Mareykanka waxay ku qaadanaysaa qarashaad badan, mana doonayo madaxweyne Trump in uu shirkadda u muujiyo wax taageero ah si ay uga baaqsato qasaaro soo gaara.
Shirkadda Apple ayaa waxay la macaamishaa ku dhawaad 200 oo shirkadood kuwaas oo ku yaallo daafaha caalamka, waxaana ka mida shirkadahaas :




From the comments