Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo habeenkii xalay aha aka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, waxaana qaraxaasi uu geystay khasaare kala duwan.
Gaari nooca dadweynaha ah oo loo yaqaano Homey ayaa la sheegay inuu haleelay qaraxan, waxaana gaariga saarnaa shacab u socday degmada Afgooye.
Inta la xaqiijiyey Labo qof oo shacab ah ayaa qaraxaasi ku dhintey, iyadoo ay ku dhaawacmeen tiro intaasi ka badan, sida Goobjoog News u sheegay mid kamid ah dadka ku dhaqan degmadaasi.




From the comments