Kabtanka kooxda xukla qaranka ee Ghana Asamoah Gyan ayaa sheegaya in goolkii ugu fiicnaa noloshiisa ka dhaliyay Soomaaliya 2003, kulankaas oo sidoo kale ahaa markii ugu horeysay uu u safto xulka Qaranka Ghana.
Asamoah Gyan ayaa la sheegayaa in uu bareejeeyay gool-dhinta ciyaaraha caalamiga recordka ciyaaryahannada Robin Van Persie iyo Edin Dzeko oo dhammaantood waxaa ay dhaliyeen min 50 gool.
Gyan, oo hadda qaab ammaah ah ugu jooga kooxda Imaaraadka ee Shabab Al-Ahli ee ka dhisan magaalada Dubai, ayaa sheegay in goolal badan dhaliyay balse goolkii ugu fiicnaa noloshiisa uu ka dhaliyay Soomaaliya .




From the comments