Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ah guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee dib u eegista dastuurka oo goobjoog wareysi siiyay ayaa waxa uu ka hadlay wax yaabaha hortaagan in guddiga uu shaqadiisa gudan waayo.
Guddoomiyaha ayaa waxa uu hoosta ka xariiqay in dib u eegista tasduurka qaranka ay ka dhimantahay waxbadan loona baahanyahay in la dardargaliyo howsha dib u eegsita dastuurka.
Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee dib u eegista tastuurka Dr Maxamed Daahir Afrax waxa uu sheegay in waxbadan oo ay u ballaqan qaaday dowladdii hore ee Xasan Sheekh Maxamuud aysan u fulin balanqaadkii, oo ay ka mid ahaayeen dhameystirka dib u eegista dastuurka qabashada doorasho qof iyo cod ah.




From the comments