Mooska waxa uu leeyahay faa’idooyin aad u tiro badan, lamana tiring karo faa’idooyinka uu mooska leeyahy halkaana laguma soo koobi karo, waxaa lagu tiriyaa mooska inuu yahy fawaakih hodan ku ah fatimiinada kuwaas oo dadka ay ka helaan fatamiinada A, B iyo D.
Sidoo kale mooska ayaa hodan ku ah qaar ka mida macdanka muhiimka u ah caafimaadka jirka bani’aadanka, kuwaas oo ay ka mid yihiin sida Potassium , carbohydrate sidoo kale waxaa ku jira qaar ka mida aashitooyin jirka faa’idada u leh.
Hadaba warbixintaan waxaa idin kugu soo gudbinaynaa faa’idoonka uu mooska leeyahay kuwaas oo ah kuwo wax ku ool ah waxaana ka mida.




From the comments