Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu soo gaaro xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres iyo wafdi uu hoggaaminayo.
Guterres oo xilkaan qabtay 1-dii January 2017 ayaa markii uu yimaado magaalada Muqdisho waxa uu la kulmi doonaa madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
Antonio ayaa markii uu la kulmo madaxda dowladda Soomaaliya waxa uu kala hadli doonaa arrimo badan oo dalka quseeya.




From the comments