Goobjoog

Erdogan Oo Farmaajo U Ballan-qaaday Garab Istaag

Madaxweynaha Dalka Turkiga mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ugu hambalyeeyay doorashada xilka isagoo ballan-qaadey is garab istaag iyo taageero dhab ah in uu…

Erdogan Oo Farmaajo U Ballan-qaaday Garab Istaag

Madaxweynaha Dalka Turkiga mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ugu hambalyeeyay doorashada xilka isagoo ballan-qaadey is garab istaag iyo taageero dhab ah in uu siin doono xukuumadiisa.

Recep Tayyip Erdogan oo Teleefan u soo diray madaxweynaha cusub waxaa uu ku booriyey in uu ka shaqeeeyo horumarinta dalka iyo dadka.

Lama oga faah-faahin dheeraad ah  oo ku saabsan sheekada dhexmartay labada madaxweyne, wixii warar ah kala soco, halkan

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments