Telephoonnada casriga oo looyaqaano Smart telephone ku waas oo lagu iibiyo suuqyada magaalada Mugdisho ayaa waxaa laga dareemayaa isbadallo waaweyn oo ku aadan inay qiimahooda uu sare u kac ah halka qaarna ay ka maqanyihiin suuqyada.
Bashiir Cabdullaahi oo ka mida ganacsatada iibiya Moobeylada Smart phonka ayaa Goobjoog News uga warramay Moobaylada laga dareemaya qiimo koraraka “Suuqa waxaa ka jira isbadallo badan ,waxaan keenaa noocyada Telephoonada Shirkadaha suuqa way koobiyaynayaa moobilada waxayna ku keenayaan qiimo raqiis ah”
Gnacstada iibisa telephanada ayaa waxay mararka qaar ay kala kulmaan caadis dhanka qiimaha ah Shirkadaha keena Telephonnada kuwaas oo ku keeni qiimo yar waxayna ku qasbanyihiin in ganacstada iibisa Telephoonnada ay iygana ay raqiisiyaan si aysan ugu dhicin maacaamiil la’aan.




From the comments