Saynasyahano u dhashay dalka Mareykanka ayaa waxay gaareen in la hormariyo ciyaarta cumputerka kaasoo loo yaaqo Ay BAAD kaasoo caruurta weershaha ah caawinaayo iyo aragooda uu xoogeysto.
Isha weershaha ah ayaa waxa ay tahay mid aan inta badan aan xariir toos ah aan lalaheen maskaxda taasoo keeneysa inuu qofka uu isha uu wax ka arki waayo ama ay qaloocato.
Daraasad cusub oo la sameeyey ayaa waxa ay sheegeysaa in saynasyahano ay soo hindiseen qalab cusub oo ku computer kaas oo lagu daaweynaayo korna loogu qaadayo awoodahood caruurta weershaha ah .




From the comments