Waxaa la sheegaa in sanadka soo socda uu kor u kici doono isticmaalka Mobillada, isla markaana uu geli doono booskii Computerada.
Xilgan la joogo, dadka waxaa ay xoogga saaraan Mobillada sida in ay isku diraan fariimaha, ka galaan Internet-ka, Mobilka waxaa uu noqday mid ay ku tiirsan yihiin dadka badan oo caalamka ah.
Khubaro dhanka warfaafinta ah ayaa waxay shegayaan in 75 boqolkiiba isticmaala aaladda internetka loo isticmaalo teleefoonada gacanta lagu qaato ay kordhi doonaan sanadka 2017 taas oo hadda wax yar ka badan i yadoo tirada sii kordhaysa oo macaamiisha ku nool dunida ee ay heli karaan Internet-ka ee mara telefoonka smart iyo Computerada.




From the comments