Goobjoog

Hey’adaha Sirdoonka UK Oo Ku Tuntay Waxyaabaha Dadka Gaarka U Ah

Hey’adaha sirdoonka waddanka UK ayaa la sheegayaa in ay ku xad-gudbeen shacabka dalkaasi kadib markii ay si sharci darro ah ugu dhaceen waxyaabaha ama kuusuusiyaadka gaarka u ah dadkaasi. Sida…

Hey’adaha Sirdoonka UK Oo Ku Tuntay Waxyaabaha Dadka Gaarka U Ah

Hey’adaha sirdoonka waddanka UK ayaa la sheegayaa in ay ku xad-gudbeen shacabka dalkaasi kadib markii ay si sharci darro ah ugu dhaceen waxyaabaha ama kuusuusiyaadka gaarka u ah dadkaasi.

Sida ay sheegtay wargeyska Investigatory Powers Tribunal, Maxkamad dacwada fiirineysay ayaa sidaa caddeysay, dacwada waxaa laga gudbiyay hey’adaha kala ah GCHQ, MI5 iyo MI6, kuwaas oo shacab badan u dhacay khusuusiyadooda.

Maxkamadda waxaa ay sheegeysaa in waxyaabaha la uruuriyay uu ka hor imaanayo xeerarka xuquuqda aadanaha ee Yurub.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments