Daraasad cusub ayaa sheegeysa in haweenka la qali karo xiliga ay uurka leeyihiin balse ay haboon tahay in ay ka fogaadaan inta karaankooda ah.
Inta badan Haweenka ayaa qaliin ku sameeyay caloosha, ilkaha, cijiyada, lafaha, sanka, dhagaha, dhuunta iyo naasaha.
Dhakhaatiir badana ayaa sheegaya in qaliinka xiliga uurka ay dhibaato u keeno karto marka ay dhalayaan.




From the comments