Maalin uun ma ku fakartay inaad tijaabiso xaaladda caafimaad ee saxiibkaa mana ku tijaabisay salaanta gacanta la isgeliyo, dadka way isa salaamaan sida caadada ah waxayna isku salaamaan oo ay isku gacan qaadaan salaan uun kaliya, balse daraasad soo baxday ayaa muujineysaa iney salaantu oo la isku gacan qaado ay leedahy muhiimado kale oo ku saabsan in la qiimeeyo aaladda caafimaad.
Bar cusub ayaa sheegeysa in ay muhiim tahy salaanta gacanta majallad laga leeyahy wadanka jarmalka oo ka faaloota arrimaha caafimaadka oo lagu magacaabo Arzte Zeitung ayaa waxay sheegtay in dad qubaro ah in ay sheegayaan in xaaladda caafimaad ee qofka lagu ogaan karo salaanta gacanta marka xoog loo salaamo ama lagu adkeeyo gacanta taa soo sheegeysa in ay tahy salaanta wada lagu ogaan karo qofka badqabkiisa iyo in uu xanuunsanayo.
Soojeedintaan caafimaad ayaa ka timida wadanka Austria iyadoo cilmi baaristaan ay sameeyeen koox baarayaal ah oo iyagu laftoodu ku tijaabiyay dhowr qof oo qaba xanuunka cancerka ka hor inta aysan ogaan natiijada.




From the comments