Google Pixel ayaa waxaa la sheegayaa in ay tartan adag la geli doonto Mobillada Apple iyo Sumsug oo labada ah shirkado lagu yaqaano xagga Tecknolijiyadda.
Mobilkan cusub, waxaa uu ka mideysan yahay Mobillada Sumsug iyo Apple, xagga Camerooyinka, Batariyada iyo quruxda kale, Laakin waxaa la sheegayaa in Google ay aad ugu keydin badan tahay Mobillada Apple iyo Sumsung.
Qofka adeegsada Mobilka cusub ee Google Pixel waxaa la sheegayaa in uu helayo meel uu ku keysado waxwalba sida Sawirrada, Vedios-ka, arrintan ayaa lagu sheegay in Google Pixel uu kaga horeeyo shirkadaha kale ee kula tartamaya tecknolojiyadda xagga Mobillada sida Apple iyo Sumsug.




From the comments