Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxay degmada Laaascaanood ee gobolka Sool ku dileen Xisaabiyahii Guud ee Koonfurtaiyo Bartamaha Bankiga Dahabshiil.
Marxuumka dhintay ayaa lagu magacaabayey Maxamed Xirsi, waxaana la sheegay in ragga wax dilay ay goobta ka baxsadeen.
Ciidamada ammaanka ayaa dilka kadib halkaasi howlgallo ka sameeyay, balse ma jirto cid dilkaasi loo soo qabtay.




From the comments