Ciidamada badda Talyaaniga waxaa ay sheegayaan in ay badbaadiyeen ilaa 6500 oo muhaajiriin ah kuwaas oo ku dhex jira badda Mediterranean-ka ee u dhaxeysa Afrika iyo Yurub.
Dadkan ayaa la sheegayaa in ay wateen Doomo aan lagu kalsoonaan Karin, iyagoo rajo ka qabay in lagu soo baxo ayaa u badnaa dalalka Soomaaliya iyo Eritrea.
Iilaa 106000 ayaa sanakan gaaray dalka Talyaaniga halka ay ku dhinteen 2726 ayaa ku dhintay sida ay sheegtay wakaalad hijrada qaabilsan.




From the comments