Ilaa 12 qof ayaa ka sheegayaa in ay ku dhinteen weerar ka dhacay Jaamacada ku taalo magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afgaanistaan.
7 ardey, 3 Booliis ah iyo 2 ilaalo ah ayaa ku jirta dadka ku dhintay weerarka lagu qaaday Jaamacadda.
Weerarka oo ka dhacay American University of Afghanistan waxaa kaloo la sheegayaa in ay ku dhaawacmeen ilaa 30 ardey oo ka tirsan Jaamacadda.




From the comments