Ciidamada Kenya ayaa lagu eedeeyay in ay dil, dhac iyo kufsi ka geysteen degmada Lafey oo ka tirsan ee gobolka Mandheera.
Reeraha Sheikh Barrow ayaa sheegay in askarta Kenyaanka ay dil, dhac iyo kufsi ka geysteen degmada.
Aden Xasan Afey ayaa isna sheegay in ciidamada ayaa dilay nin wade ka ah Mooto halka ay dhac u geysteen dukaamo halkaasi ku yaaley.




From the comments