Bishii June ee tagtay waxaa ay dowladda federaalka ah soo saartay jadwalka doorasho ee dalka 2016-ka, Jadwalka waxaa ku qoran tilaabooyinka la qaadayo ilaa laga doorto madaxweynaha soo socda ee jamhuuriyadda bisha September 10, 2016-ka.
“ Jadwalkii Ma Shaqeeyay Bishii June 2016-ka”? Ayey Goobjoog News baaritaan ku sameysay, Jawaabta su’aashaas waxaa la cabbir qaadan karaa sida ay wax u socon doonaan bishan July iyo bilaha soo socda.




From the comments