Francisco Madeira oo ah ergeyga midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa waxaa uu balan-qaaday in ciidamada Afrikaanka ay sugi doonaan amaanka doorashada ka dhaceyso dalka sanadkan 2016-ka.
“Madaxda Siyaasadda iyo hogaamiyeyaasha waxaa ay ku heshiiyeen in ay dhacdo doorasho u gogol xaareysa sidii 2020-ka ay ku dhici laheyd doorashada qof iyo codkiisa ah” sidaa waxaa sheegay Madeira.
Madeira waxaa uu intaa ku darayaa in Soomaaliya iyo AMISOM ay sameeyeen guddi farsamo iyo qorshe lagu sugayo amaanka doorashada 2016-ka.




From the comments