Akhistow waxaa laga yabaa in aad qaali leedahay Mobil boqolaal Dollara jooga, Ma iibsan laheyd Mobil jooga, 3 Milyan ama mid kale oo 15 Milyan oo Doollar ah.
Mobil Aan La Dhageysan Karin: Haddii dadka ay ku dhib qabaan in Mobilladooda la dhageysto, hadda waxaa soo baxay Mobillo ay adag tahay in la dhageysto ama la jaajuuso, qiimaha Mobilkan waa 20 Kun oo Dollar, Waxaana soo saaray Sirin Labas.
The Chairman: Waa Mobil kale oo aad u qiimo badan, Waxaa iska leh shirkadda Ulysse Nardin”, Waxaa uu ka sameysan yahay Dahab nooca 18 loo yaqaano, Shaashadiisana waa mid weyn, Qiimaha waxaa lagu sheegaa: 123.500.
Vertu Ti: Waa nooc kale oo aad u qiimo badan, 12 Kun oo Dollar ayuu joogaa, Memorigiisa waa 1 G




From the comments