Dr. Axmed Sabri oo ah Dhakhtar Carab ah ayaa sheegayn in Muujadaha ay soo saaraan Mobillada ay waxyeello u geystaan Qanjirka cunaha taas oo keeneysa in Hormoonada qaar dhibaato soo gaarto kadibna aad u yaraato gubniinka dufinta jirka iyo Shuluqnimo.
Dhakhtar Sabri waxaa uu leeyahay, qofka hadii 20 daqiiqo maalin walba Mobil adeegsado muddo 5 sano ah ama xitaa 40 daqiiqo muddo 3 sano, waxaa hubaal in uu ka qaadayo cayil Xad dhaafka.
Daraasad kale oo Mareykankan laga sameeyay waxaa ay leedahay ifka ka soo baxa Mobilka waxaa uu keenaa Baahi badan, qofka marka waxaa uu cunayaa cunto badan, waxaana ku dhacaya cudurka cayilka.




From the comments