Maalmihii la soo dhaafay waxaa soo baxay weeraro loo geysanayo Emailada iyo Dokumentiyada, kooxdan markii ay la wareegaan Filashada waxaa ay codsanayaan Madax furasho.
Weerarka waxaa lagu qaaday Computero ku shaqeeya Macintosh iyagoo la adeegsanayo barmaamijyo lagu isticmaalo Computerada Macintosh, waxaa kooxdan ay la magic baxday Ransomware.
Khabiir xagga Compurada ayaa reuters u sheegay in noocyadan cusub ee weeradada ay soo bateen, iyagoo ay khatar ku hayaan shirkadaha ugu waaweyn aduunka.




From the comments