Ra’isul Wasaraha Soomaliya Cumar Cabdirashaid Sharma arke ayaa xarun cusub u furay Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA.
Xaflad aad loo soo qabanqaabiyay furitaanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay wasiirka warfaafinta Maareeye, wasiiru dowlaha warfaafinta Maxamed Xasan Beekow, Agaasimaha guud Cabdirisaq Cali Yusuf iyo Agaasimaha SONNA Cabdiraxman Yusuf Sheekh iyo madax kale.
Agaasimaha SONNA Cabdiraxman Yusuf Sheekh ayaa sheegay in ay wakaaladda si toos u howl galeyso, soona deyyn doonto dhamaan wararka iyo dhacdooyinka ka jira dalka.




From the comments