Dadka ku nool degaanka Shuhubo ee u dhaxeya degmada Qalaafo iyo xadka Itobiyaha ee ismaamulka Kilinka 5-aad ayaa kacabanaya ciidamada liyo Bolis-ka ay dhibato ku hayaan dadka deegaanka.
Degaanka Shuhubo waxa uu ku dhawyahay gobolka Godeey ee ismaamulka Itoobiya waxyna dadkasi kacabanayan jirdil iyo dhac ciidmada liyo bolis ay kuhayaan
Qof la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in dhibaatada ugu weyn ay tahay in dad qabiil ah oo shaar kale huwan ay doonayaan in ay geystaan barakac.




From the comments