Goobjoog

Tartan Aqooneedka Kedis oo Maanta Furmay iyo 4 Dugsi oo Isku Arkay.

Waxaa maanta Muqdisho bilowday tartan aqooneedkii Kedis ee Idaacadda Goobjoog kulankii 1-aad wareegii kowaad kaas oo ay ku tartamayeen dugsiyada kala ah Al- abaadir iyo Muzamil iyo Anas Bin…

Tartan Aqooneedka Kedis oo Maanta Furmay iyo 4 Dugsi oo Isku Arkay.

Waxaa maanta Muqdisho bilowday   tartan aqooneedkii Kedis ee Idaacadda Goobjoog   kulankii  1-aad wareegii  kowaad  kaas oo ay ku tartamayeen dugsiyada kala ah   Al- abaadir iyo  Muzamil iyo Anas Bin Maalik iyo Al –nujuum.

Kulankii hore waxa uu dhexmaray  Al-abaadir  iyo Muzamil  waxa ay guushu raacday  dugsiga al-muzamil   oo ku guulaystay  14 dhibcood   halka dugsiga  Al – abaadirna uu helay 6 dhibcood sidaas waxaa wareega  labaad  u soo wareegay  dugsiga  Muzamil

Kulankii labaad waxa uu dhexmaray  labada dugsi  Anas Bin  Maalik  iyo  Al- nujuum  waxa ay  guusha raacday dugsiga  Anas Bin Maalik oo  helay  8 dhibcood halka  Al- Nujuumna uu  helay  4 dhibcood    waxaana  wareega labaad u soo gudbay  dugsiga  Anas Bin malik

Tartan waxaa taaba gelinaya  jaamacadda SIMAD   waxaana  tabinaya  idaacadda Goobjoog  iyo Maandeeq.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments