14 qof ayaa ku dhimatay halka 17 kale lagu dhaawacay kadib markii rasaas lagu furay dad ku sugna axarunta social services centre ee San Bernardino oo ku taalla California.
Booliiska Mareykan ayaa sheegay in labo qof oo u labisan sida askarta oo kale ay soo weerareen goob lagu xanaaneeyo dad Cuuryaamiinta ah.
Madaxweyne Obama oo weerarka ka hadlay ayaa sheegay“Waxaa ognahay in weeraro noocaan oo kale aanau ka dhicin dunida inteeda kale”




From the comments