Haddii aad isticmaasho Google’s Inbox app ee shirkadda Google hadda kadib haka walwelin in fariimo ku dhaafaan, waayo Emailkaada waa lagaaga jawaabayaa, shaqada si fudud ayaa laguugu qaban doonaa.
Shirkadda ayaa soo bandhigtay adeeg cusub oo lagu magacaabo Smart Reply, kaas oo soo jeedinaya in Emailkaada laga jawaabo.
Adeegan waxaa uu aqoonsan doonaa fariimaha u baahan in si degdeg ah looga jawaabo iyo fariimaha kale iyo xitaa option kale oo ku saabsan Luqadda lagu jawaabayo.




From the comments