Shirkadda Microsoft ayaa barnaamijkan Skype Translator ama Tarjumaadda waxaa ay soo saartay muddo haatan laga joogo hal sano, lakin hadda waxaa cusub Tarjumaadda degdega ah.
Adeeggan waxaa heli kara Macaamiisha adeegsatay Windows 8, waxaa la sheegayaa xitaa in ay deegsan karaa Macaamiilka Windows 7, Windows 8, iyo Windows 10 users.
Shirkadda waxaa ay soo bandhigtay ilaa lix luqad oo tarjumaaddooda la heli karo sida luqadaha English, French, German, Italian, Madarin, iyo Luqadda Spanish.




From the comments