Magaalada Baladweyne waxaa maalmihii dambe ku sii qulqulayay xildhibaanno iyo masuuliyiin kale oo gobalka Hiiraan kasoo jeeda, kuwaas oo ka qeyb galaya shirarka looga tashanayo qabsoomidda shirweynaha maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe iyo waliba qaabkii looga qeyb qaadan lahaa.
Shalay waxaa magaalada Baladweyne gaaray wafdi xildhibaanno iyo xubno siyaasiyiin ah waxaana horay ugu sugnaa xildhibaanno kale oo isla dowladda Federaalka ka tirsan.
Magaalada Baladweyne ayaa isku diyaarisay qabsoomidda shirka maamulka loogu dhisayo Labadaasi gobala




From the comments