Teknolojiyad cusub oo Automatic ah ayaa xawaaraha ka yareyneysa Basaska, Qalabkan cusub waxaa lagu tijaabinayaa labo wado oo London ah, arintan oo la sheegayo in ay wax badan ka tari doonto shilalka iyo nabadda wadooyinka
Barnaamij Cusub oo aad ku baranayso Darawalnimada adoon Macallin U baahnayn, Waxaana lagu tijaabin doonaa Caasimadda halkaas oo ah goobta ugu saxmada badan.
Hay’adaha ka socda Nabad galyada Wadooyinka sida ISA waxaa ay sheegeen in ay jirto barnaamij la is ticmaalo GPS technology oo baska lagu install-gareeyo, qalabkan oo ku tusinaya xaawaraha loo baahan yahay in lagu socdo.




From the comments